(Daawo Sawirro) Madaxweyne Al-Bashiir oo tababar u xiray, Biladna gudoonsiiyey Saraakiil Soomaali ah

Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa Magaalada Khartuum kaga qeyb galay munaasbaada ballaaran oo tababar loogu soo xirayay dhalinyaro Leyli Saraakiil ah oo in muddo ah loo tababarayay. Waxaa sidoo kale ka qeyb qeybgalay munaasabadan saraakiisha ciidanka Sudan, masuuliyiinta safaarada Soomaalida ee dalkaas iyo boqolaal Soomaalida ku nool Sudan. Saraakiisha dhalinyarada ah ee tababarka loo … Continue reading (Daawo Sawirro) Madaxweyne Al-Bashiir oo tababar u xiray, Biladna gudoonsiiyey Saraakiil Soomaali ah